Content Info
  • Category: news
  • Author: gaanbe GKX
  • Published: Yes
  • Views: 👀 24
  • Created At: 📅 February 25, 2025, 5:40 am
Tags
news

Burcad weerada gobolka Banaadir: Sababaha ,Saamaynta iyo Siyaabaha loo xallin karo

Content Image
Dabayaaqada sanadkii 2021, waxaa dhowr degmo ooka tirsan Gobolka Benaadir, lagu arkay dhalinyaro ku hubeysan Midiyo, baangado, faasas,iyo mararka qaar hub, kuwaas oo geysanaya dhibaatooyin isugu jira; dhac, kufsi, dil, jirdil,iyo afduub.