Content Info
  • Category: news
  • Author: gaanbe GKX
  • Published: Yes
  • Views: 👀 21
  • Created At: 📅 February 25, 2025, 5:39 am
Tags
ewrfwe

Xaruunta Cilmi baarista iyo hormarinta Aadane ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigtey Buuga Ambad oo uu qoray Dr. Maxamed Aadan Koofi oo ah cilmi baare katirsan xarunta Aadane.

Content Image
Xaruunta Cilmi baarista iyo hormarinta Aadane ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigtey Buuga Ambad oo uu qoray Dr. Maxamed Aadan Koofi oo ah cilmi baare katirsan xarunta Aadane. Munaasabadda lagu soo bandhigayey buuga ayaa waxaa ka soo qeybgaley masuuliyiin ka kala socdey heerarka kala duwan ee dowladda, bahda waxbarashada, aqoonyahan, iyo dhaqan.